about us

Qoraal Dhiirgalin Ah.

Sidaa ognahaya casrigaan lagu jiro shaqsi waliba waxa uu ku shaqeeystaa xirfad shabakdaani superskills waxa ay ku haysaa dhoor xirfado oo aad maanta suuqa ku gali karto.

Ma jiro saaxib qof damiin ma uusan dhalan abid qof damiin balse waxaa la is dheer yahay waa dadaalka waxaa hubaal ah hadii aad bilaawdo in aad xirfadaada kor u qaado in aad sameen doontid daqli waxaa na qoraalkaani ka aqrineeysa shabakad ay ku hayso koorssoyin o xirfado ah waliba si bilaash ah waqtiga wuu socdaa istaag oo fadhiga ka kac riix calamda hadda bilaaw si aad u bilaawdo xirfado cusub.

Habka Waxbarashada

Habka iyo hanaanka waxbarashada aad uugu baran doontid ee shabakadaani superskills waa sida qodabadaani hoos ku xusan ee fadlan aqriso oo raaac tilmaamaha.

Raadi Koorso

Raadi koorso maanta aad xiiseeneyso dhihi karto xirfadaas waan ku shaqeesan karaa.

Daawo Muuqaalo

Ka dib waxaa dhameesataa dhamaan muuqaal ka koorsiga adiga oon cashar ka tagin.

Tijaabi Aqoontaada

ka dib waxaa tijaabisaa waxa aad baratay adiga oo ka jawabeysid su'alaha lagu weeydiin doono.

Hel Shahaado

waxaa diyaar kula nahay in aan ku siino heerka xirfadaadi ay tahay mahadsanid.

12

Online Courses

100

Students

12

Instructor

20M

Total Reviews

Maxaa Inagu Dooratay?

Qodabadaani Midkee Ku Qiimeen Laheed Wax-Yaabaha Aad Nagu Dooratay.

Koorsooyin Tayo Leh.

Waxaa kuu haynaa koorsooyin la hubo oo tayo waa na i tus i taabsii.

Bare Qibrad Leh.

Dhamaan Koorsooyinka Ku Jira Superskills waxaa kuu soo diyaariyay macalimiin qibrad u leh xirfidaas ama koorsigaas.

24/7 Caawinaad.

Waqti waliba ama haddii aad kooris dhameeyso waxaa hubabl ah in aad caawinaad joogta ah ku siino si aad xirfadaas uugu shaqeeysato.

Jawaab Celinta Ardaydayna

Ardaydeena Ama Shaqsiyaad Ka Wax Ka Baratay Shabakadaani Hadda Na Ku Shaqeeysta Xirfadoodi Waliba Si Madax Banaani Ah.

Run ahaantii shabakadani waa midda nolasheeyda badashay waxaa na ka bartay xirfado badan oo aan hadda online ka kaga shaeeysto uugi yaraan bishii ka sameeyo lacag $370.
Mohamed Isack
Designer
Waxaa ahay arday xirfad ka bartay superskills runtii waxaa bil waliba xirfadaas ka sameeyaa lacag dhan $600 waxaa na ahay qof shaqadiisu tahaymid madax banaan.
Mahad Mohamed
Web Developer
waxaa ahay ardada wax ka baratay superskills oo cawinaad joogta ah aan ka helay ilaa iyo aan hal abuur ka shaqo aan helo runtii waxaa cel celis bishii aan ka sameeyaa lacag $400.
Yoonis Ahmed
Engineering Student