Get Our Online Course

Anywhere Anytime

Superskills waa madal e-waxbarasho ah kubaxeysa luuqada hooyo.
Hoyga Tababarka Injineerada Mustaqbalka.
Ka Baro Ku Na Shaqeeyso Meel Waliba Aad Dunida Ka Joogto.

Raadi Koorso

Shabakadaani waxaa kuugu diyaarinay koorsooyin aad xirfadahaadi ku dhisi kartid si fudud na uuga heli doontid shabakada gudaheeda.

Daawo Muuqaal

Koorsooyin ka waxaad ku qaadan doontaa hab muuqaal ah iyo tijaabo isugu jirta waliba si bilaash ah.

Tijaabi Aqoontaada

Shabakadaani waxaa kuugu diyaar ah marka aad koorsiga dhameeso in aad aqoontaada tijaabiso adiga oo iska qaadaaya imtixaan nooc walba oo koorsa ah.

Hel Shahaado

Superskills waxa ay diyaar kuula tahay in ay ku gudoonsiiso shahaado midaas cadeeyneeyso xirfadaada heerka ay taagan tahay.

Koorsooyinka

Superskills waxaad kahelaysaa eWaxbarasho aan la Barxin oo lagaa siinayo Sicir aadan saluugin.

Freelancer

  • Noqo Freelancer.
  • Ku soo bandhig xirfadahaaga.
  • Ku shaqeeso xirfadaada.
0m
1
1

Graphic Design

  • Sida la iskaga diiwaan galiyo Canva.
  • Sida Loo sameeyo logo
  • Sida Loo sameeyo CV
0m
3
1

CHAT GPT

  • Sidee la iskaga diiwaan galshaa.
  • Sidee Loo Isticmaalaa.
  • Sidee Loogu diyaarshaa articles.
0m
1
1

Alibaba

  • Sidee la iskaga diiwan galsho.
  • Sida alaab loo dalbado.
  • Sida lacag loo baxsho.
0m
2
1

HTML Beginner

  • What's HTML?
  • Installing VSCODE in OS
  • Learning Elements and Heading
1h 49m
0
14

Get Started with WordPress

0 (0)
  • Install WordPress in your PC or Mac

  • Create page and post

  • Understand plugins and themes

5h 12m
0
4

Maxaa Inagu Dooratay?

Pellentesque in ipsum id orci porta dapibus. Curabitur non nulla sit amet nisl tempus convallis quis ac lectus.

Koorsoyin Tayo Leh.

Waxaa kuu haynaa koorsooyin la hubo oo tayo waa na i tus i taabsii.

Bare Qibrad Leh.

Dhamaan Koorsooyinka Ku Jira Superskills waxaa kuu soo diyaariyay macalimiin qibrad u leh xirfidaas ama koorsigaas.

24/7 support

Waqti waliba ama haddii aad kooris dhameeyso waxaa hubabl ah in aad caawinaad joogta ah ku siino si aad xirfadaas uugu shaqeeysato.

Ku Cusboonaysii Xirfadahaaga Superskills

Casrigaan Hadda La Joogo waxaa Loo Shaqeeystaa Si online ah waxaa si gaar ah uula hadlaayaa adiga ma jiro qof damiin ah kaliya dadaal xumo ayaa la is dheer yahay ee saaxib fadhiga ka kac oo hadda bilaaw in aad xirfadaada kor u qaado.

Jawaab Celinta Ardaydayna.

Ardaydeena Ama Shaqsiyaad Ka Wax Ka Baratay Shabakadaani Hadda Na Ku Shaqeeysta Xirfadoodi Waliba Si Madax Banaani Ah.

Run ahaantii shabakadani waa midda nolasheeyda badashay waxaa na ka bartay xirfado badan oo aan hadda online ka kaga shaeeysto uugi yaraan bishii ka sameeyo lacag $370.
Mohamed Isack
Designer
Waxaa ahay arday xirfad ka bartay superskills gaar ahaan koorisga alibaba runtii waxaa bil waliba xirfadaas ka sameeyaa lacag dhan $600 waxaa na ahay qof shaqadiisu tahay mid madax banaan.
Mahad Mohamed
Trader & Web Designer
waxaa ahay ardada wax ka baratay superskills oo cawinaad joogta ah aan ka helay ilaa iyo aan hal abuur ka shaqo aan helo runtii waxaa cel celis bishii aan ka sameeyaa lacag $400.
Yoonis Ahmed
Engineering Student